Yey Libinta Siisay Go’aanadii kasoo baxay Shirkii Dhuusomareeb 3 (Wax badan ka Ogow)

Arrimaha doorashooyinka ​waxaa heshiis siyaasadeed ka gaaray madaxda saddex Maamul Goboleed, ee kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Sidoo kale, waxaa heshiiska qayb ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaase shirka ka baaqday madaxda Maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Waxay dhinacyadan ku heshiiyeen 15 qodob, oo ay u arkeen inay xal u noqon karto … Continue reading Yey Libinta Siisay Go’aanadii kasoo baxay Shirkii Dhuusomareeb 3 (Wax badan ka Ogow)